Anigoo suuqa xamarweyne dhex socdo ayaan la kulmay Insaankan alle barakeyay waxa jeebkiisa ku jirtay 3 kun shilinSomli ah oo xil iyo xoolaba ka heystay, wuxu bixiyay 2kamid ah 3dii kun uu heystay, waan dib galay oo wan la shekeytay wuxuuna ii sheegay in u 3das kun heysto- 1/1-
dabaded waxan ku dhahay ma leedahay NO wuxuna isheegay in uusan wax NO ah lahayn, waxan siiyay intii marka jeebkeyga ku jirtay wuxuuna isii raaciyay hadi an 2da kun aan bixin lahayn waxba ma heli lahayn,balse intaan waxan ku helay sadaqadii aan baxsaday bu yiri ee walalo alle 1/2
haka ajir siiyo.

halkaasna waxaan ka bartay dhowr cashar;
1-in marka aad wax bixisa aad wax ka badan heleyso,
2-in wax bixinta lagu kala duwan yahay oo kan faqiirka ah uu wax u bixiyo alle dartii halka kan taajirkane uu u bixiyo faan iyo halagu sheego. 1/3.
Videogan waxaan duubay isaga oo i ogeyn balse markii dambo ban u sheegay in an video ka duubay wuuna i ogolaaday in videogan an la wadaago dadka si ay u ogadan in wax bixinta aysan ku xirneyn hadba xaalada aad ku jirto iyo in sadaqada la badiyo.
You can follow @qabobe5.
Tip: mention @twtextapp on a Twitter thread with the keyword “unroll” to get a link to it.

Latest Threads Unrolled: